Madaxweynihii hore ee Galmudug oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka Madaxweynaha Jabuuti iyo Siyaasiga Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa looga hadlay arimo la xariira xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo mida gobolka iyo xiriirka qotada dheer ee labada dal. … Continue reading Madaxweynihii hore ee Galmudug oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti